CeelWaaq: Faarax Macalin Bishaar oo ku guuleystay kursiga HOP#216

Published: April 22, 2022

Mudane Faarax Macalin Bishaar iyo mudane Xassan Aadan Xassan ayaa ku tartamay kursiga tirsigiisu yahay #HOP216 waxaan ku guulaystay kursigan mudane Xildhibaan Faarax Macalin Bishaar.

Kursigan ay leedahay beesha Mareexaan ayaa waxaa horey ugu fadhiyey Xildhibaankii hore Dr.Cabdi Cali Xasan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *