CeelWaaq: Xildhibaan Cabdullaahi Abukar Xaaji oo dib ugu guuleystay HOP#119

Published: April 22, 2022

Kursigii ugu horeeyay ee doorashadiisa ay ka dhacdo degmada Ceelwaaq ee deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdullaahi Abukar Xaaji iyo Cabdicasiis Cabdullaahi Ibraahim.

Musharax Xildhibaan Cabdicasiid Cabdullaahi Ibraahim ayaa u tanaasulay musharixii kale ee kula loolamayay kursiga tirsigiisu yahay #HOP119.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *