CeelWaaq: Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim oo dib ugu guuleystay Kursiga HOP#102

Published: April 22, 2022

Kursiga tirsigiisu yahay #HOP102 oo kamid ahaa kuraastii taalay deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay labada musharax ee kala ah mudane Cismaan Libaax Ibraahim & Mustaf Maanow Geedi ayaa waxaa ku guulaystay sida Guddiga SEIT ay shaaciyeen mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim oo horey kursigaasi ugu fadhiyey.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *