Murashaxiinta Xildhibaanada 11 kursi oo qaatay Shahaadooyinkooda

Published: April 22, 2022

Dhammaan waxaa shahaadada musharaxnimo qaatay musharixiinta u tartamaysa 11-kii kursi ee ay shaaciyeen Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban heer dowlad gobaleed SEIT Jubbaland waxaana bilaabatay doorashada kuraastan iyadoo kursigii ugu horeeyay la doortay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *