Maxay ka wada hadleen Gudoomiye Aadan Madoobe & Cumar C/rashiid?

Published: May 8, 2022
May be an image of 3 people, furniture and indoor

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Gollaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar ayaa la qaatay kulan is xog wareysi ah  Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor

Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke u sheegay in doorashada ay ku dhici doonto waqtigeeda taas oo noqon doonto mid lagu wada qanacsan yahay.

May be an image of 1 person, sitting and suit

Aadan Madoobe ayaa maalmahan wado kulamo xasaasi ah oo uu ku raadinayo sidii Soomaaliya isbadal la taaban karo uga dhici lahaa.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *