Ciidamada Israel oo dilay Shireen Abu Aqleh oo ka tirsaneyd Telefishinka AlJazeera

Published: May 11, 2022

Shireen Abu Aqleh oo kamid ahayd suxufiyiinta ugu caansan ee ka hawlgala Falastiin ayaa waxaa toogasho ku dilay ciidamada Israel saaka oo Arbaca ah, xili ay ciidamadaasi weerar ku qaadeen xero qaxooti oo ku taal magaalada Jenin ee Daanta galbeed dhulka Falastiin ee la heysto.

Al Jazeera iyo wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa xaqiijisay geerida Abu Aqleh, oo 51 jir ahayd, oo caan ka hayd qeybta luuqada Carabiga ee Telefishinka Aljazeera.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *