MW Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan ka wada Muqdisho

Published: May 17, 2022
May be an image of 2 people, people standing and indoor

Madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka wadaa kulamo kala duwan, oo uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee DFS iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

May be an image of 3 people, people sitting and indoor

Ra’iisul Waaaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho hambalyo iyo salaan ah ugu tagay madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud isagoo u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo xilka Qaran ee loo doortay.

May be an image of 3 people, people standing, suit and indoor

Sidoo kale, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.

May be an image of 2 people, people standing and indoor

Labada Madaxweyne ayaa Madaxweynaha cusub ee JFS u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada Qaran ee loo doortay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *