Ciidamada DFS oo ka hortegay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab 

Published: May 18, 2022

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay isku dayeen inay weerar ka geystaan.

Howlgalkan oo ciidamadu ku sugayaan amaanka Magaalada waxaa hoggaaminayay Saraakiil sare, maamulka degmada iyo madax uu kamid yahay Guddoomiyaha  degmada Guriceel oo halkaaa gurmad u tagey.

Ciidamada xoogga iyo kuwa galmudug ayaa haatan dueedlka degmada Matabaan waxa ay kawadaan howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab.

Sidoo kale, xaaladda degmada Mataan ayaa waxa ay tahay mid kacsan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *