Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo looga yeeray xarunta Baarlamaanka

Published: June 30, 2022

Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo.

Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan shaqadiisa u jeedin doona xildhibaannada Baarlamanka Puntland.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale xafiiska Hanti-dhawrka su’aalo ka weydiin doona shaqada uu u hayo shacabka Puntland.

Xildhibaannada Baarlamanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maalmahan dambe ku mashquulsan la-xisaabtanka xukuumadda.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *