Raysalwasaare Xamse Barre oo magacaabey shaqaalaha xafiiskiisa

Published: July 3, 2022

Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabey Xoghayaha joogta ah ee xafiiska raysalwasaaraha , la taliyaal iyo shaqaale kale ee xafiiskiisa.

Xoghayaha Joogtada ah ayuu u magacaabey saaxibkiisi qadiimka ahaa Maxamed Abuukar Zubeyr.

Sidoo kale La-taliyaal sare ayaa loo magacaabey:

  1. Cali Cabdi Awaare La taliyaha Dib u heshisiinta
  2. Kamaal Guutaale Latilyaha Amniga
  3. Dr Axmed Nuur Maxamed Cabdi La taliyaha arrimaha siyaasadda iyo isku duba ridka barnaamijyada
  4. Drs Hodan Cismaan La taliyaha xiriirka caalamiga ah.

Sidoo kale waxaa afhayeenka Xukuumadda loo magacaabey weriyihii BBC , Farxaan Jimcaale

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *