Golaha Wakiillada Puntland oo diidey in ay ansixiyaan Golaha Maxkamadda-sare

Published: July 4, 2022

Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa diidey in ay ansixiyaan Golaha Maxkamadda-sare ee Puntland oo dhawaan uu madaxweyne Deni magacaabay.

Waxaa Golaha Wakiilada horyimid 9 garsoore ee madaxweyne Deni magacaabey kuwaas oo weydiistey kalsoonida

Fadhiga Golaha Wakiillada oo ay soo xaadireen 43 mudane waaxa oggolaadey 23 mudane, 11 ayaa diidey halka ay 9 kale ka aamuseen, waxay u bashnasyern 34 cod si ay ansax u noqdaan.

Golaha Wakiillada ayaa madaxweyne Siciid Deni ka dalbaday in uu dib u soo dhiso Maxkamadda-sare, soona beddelo kuwaan kalsoonida waayey.

Horseed Media

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *