Guddiga Doorashadda Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa maanta shahaadooyin Guddoonsiiyey qaar kamid ah musharixiinta…


Guddiga Doorashadda Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa maanta shahaadooyin Guddoonsiiyey qaar kamid ah musharixiinta buuxisay shuruudaha tartanka xilka Madaxweynaha.
Guddiga ayaa galabta ku dhawaaqay Musharixiinta isu diiwaangelisay tartanka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee buuxiyey shuruudaha tartanka, maadaama ay maanta ku ekadayd mudada qabashada araajida musharaxiinta oo ahayd labo cisho (5-6) bishan janaayo.


22 Musharax ayaa isku diiwaangeliyey xilka madaxtooyada Puntland, 11 Musharax Madaxweyne iyo 11 Musharax M/Kuxigeen.
Hoos ka akhriso magacyadooda:


Horseed Media




