12 April, 2021
Kulankii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii…
Kulankii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay, baarlamaanka ayaa waxa uu ka doodayaa mooshin ay soo gudbiyeen illaa 20 xildhibaan.
Xildhibaaanada baarlamaanka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay kadib markii taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee gobolka Banaadir uu diiday in maanta uu furmo kulankan.
Halkan kala soco wixii kusoo kordha.
Horseed Media