Agaasimaha Hay’adda PMPF Puntland oo gaarey buuraleeyda Cal-miskaad.

3 days ago

Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF Cabdirabbi Nuur ayaa gaarey fariisiamda ay ciidanka difaaca dowladda Puntland kaga…

Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF Cabdirabbi Nuur ayaa gaarey fariisiamda ay ciidanka difaaca dowladda Puntland kaga sugan yihiin buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari.

Agaasime Cabdirabbi ayaa ugu horrayn booqday saldhigyada guuto 1-aad oo ay qayb ka yihiin ciidamada PMPF ee ku sugan Baallade iyo Miiraale.

Waxa uu kulamo la qaatay Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada iyo Ciidamada ayaa ku bogaadiyey guulaha dhaxalgal ka ah ee ay kasoo hooyeen hawlgalka Hilaac, kuwaasi oo ay ku difaacayeen diintooda, dalkooda iyo dadkooda, .