20 October, 2025
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa ku dhawaaqay liiska golaha xukuumadda cusub…

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa ku dhawaaqay liiska golaha xukuumadda cusub ee Maamulkaasi oo muddo dheer la sugayey.
Xubnaha golaha wasiirada maamulka Waqooyi Bari ayaa 12 ka soo jeedaan gobolka Sool iyo degmada Cayn halka 9 kamid ah ay ka soo jeedaan gobolka Sanaag.
Liiska cuusb ee golaha wasiirada waxa ku jira Wasiirrada Dekedaha, Badda, Kalluumaysiga & Macdanta, iyada oo aanu weli maamulku meel xeeb leh gaarin.





