Banaanbax looga soo horjeedo Alshabaab oo ka dhacaya Muqdisho.

2 January, 2020

Waxaa saaka lagu waddaa in magaalada Muqdsiho uu ka dhaco banaanbax looga soo horjeedo Ururka Alshabaab…

Waxaa saaka lagu waddaa in magaalada Muqdsiho uu ka dhaco banaanbax looga soo horjeedo Ururka Alshabaab kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, Banaan-baxaan ayaa ah mid looga soo horjeedo weerarada iyo qaraxyadda ururka Alshabaab ay ka gaysanayaan Magaalada Muqdsiho.

Dadka ka qayb-qaadanayaan banaan-baxaan oo laga soo ururiyay degmooyinka Gobolka Banaadir, dadkaan ayaa la isugu keenayaa kuliyadda tababarada ciidamada ee Generaal Kaahiye, Ciidamada Dawlada ayaana si adag u adkeeyay Amnigga wadooyinka Magaalada iyo Goobaha ay marayaan dadka banaanbaxaya.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *