Barlamaanka Puntland oo guddi gaar ah u saaray amniga gobolka Nugaal.

Guddiga gaarka ah ee uu ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐š๐๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ u xilsaaray ๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š…

15 September, 2025

Guddiga gaarka ah ee uu ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐š๐๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ u xilsaaray ๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ ๐š๐š๐ฅ ayaa maanta kulan la qaatay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ ๐š๐š๐ฅ, waxaana shir guddoomiyey Xildh ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐‘ซ๐’–๐’„๐’‚๐’‚๐’๐’† ๐‘ช๐’‚๐’๐’Š- ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’๐’๐’Ž๐’Š๐’š๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ต๐’–๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐’Œ๐’–-๐’™๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚, ๐‘ป๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ธ๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ ๐‘ฉ๐’๐’๐’๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ต๐’–๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐’Œ๐’–-๐’™๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚, ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’๐’๐’Ž๐’Š๐’š๐’† ๐’Œ๐’–-๐’™๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’†๐’ˆ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฎ๐’‚๐’“๐’๐’๐’˜๐’†, ๐‘ป๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’‚๐’“๐’Š๐’”๐’•๐’‚ ๐‘ซ๐’†๐’Ž๐’ƒ๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ต๐’–๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ (๐‘ช๐‘ฐ๐‘ซ๐‘จ) ๐’Š๐’š๐’ ๐’‰๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’˜๐’๐’ˆ๐’†๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’Š๐’Š๐’…๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฉ๐’๐’๐’๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚.

Ujeeddada kulanku oo ahayd xog waraysi ku aaddan la socodka Xaaladda Amniga Gobolka Nugaal gaar ahaan Caasimadda Puntland ee Garoowe, iyadoo looga dhageystey warbixin masโ€™uuliyiinta Gobolka Nugaal, tasoo la xiriirta Caqabadha jira, qorshaha xoojinta Amniga iyo sidii maamulka Gobolka iyo Boolisku ay uga hawlgeleen soo qabasha cidda kasta oo ku lug leh falalka Amnidarro, iyadoo masโ€™uuliyiinta Gobolku ay hoosta ka xaqariiqeen in adkaynta Amnigu uu yahay mudnaanta kowaad.

Dhinaca kale, Xildhibaannada ayaa suโ€™aalo ka waydiiyey masโ€™uuliyiinta sare ku xasan warbixinta ay la wadaageen, caqabadaha jira iyo qorshaha horumarinta iyo adkaynta Amniga Caasimadda, la dagaalanka maandooriyaha iyo in caddaaladda la horgeeyo cid kasta oo gaysta falal lidi ku ah xasiloonida iyo deganaanka Puntland.

Ugu dambeyn, Guddiga gaar ah ee Xildhibaannada Golaha Wakiilladu waxay masโ€™uuliyiinta Gobolka Nugaal ku booriyeen in ay dar-dargelinyaan wax ka qabashada amniga caasimadda iyo la dagaallanka maandooriyaha, waxqabashada iyo cidddaaladda la horgeeyo cid kasta oo gaysata falal lidi ku ah Xasiloonida iyo Amniga Puntland. oo dhibaato weyn ku haya amaanka magaalada Garoowe.