29 July, 2025
Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland ayaa qaraar siyaasadeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo faragelinta…

Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland ayaa qaraar siyaasadeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo faragelinta dowladda Soomaaliya ka waddo qaybo kamid ah maamul goboleedyada dalka.
Bayaan ka soo baxay golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa siweyn loogaga digey faragelinta ay dowladda federalka ah ee Soomaaliya ka waddo deegaamada Puntland iyo Jubbaland.





