Boosaaso oo Madaxda dowladdu shacabka kula ciideen.

30 March, 2025

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire ayaa maanta Salaadii Ciidul fitriga bulshada kula tukaday magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.