Bosaaso: Banaanbax lagu taageeray Ciidamada Dowlada Puntland

3 February, 2025

Shacabka oo Isu Soo bax ballaaran ku muujiyey taageerada Ciidamada Dowlada Puntland.

Isu Soo bax ballaaran oo lagu taageerayey Ciidamada Dowlada Puntland Guulaha ay ka Gaareen Ciribtirka Kooxda Argagixsda Daacish oo lagu qabtay Bosaaso.

Duqa Degmada Boosaaso Cabdifataax Maxamed Cismaan Shanle ayaa sheegay in shacabka Boosaaso Muujiyeen Sida ay u garab taagan yahiin Ciidamadooda Geesiyaasha ah ee Argagixsada jabiyey.