24 February, 2022
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah, oo…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah, oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Doorashada Golaha Shacabka JFS, Mashaariicda Horumarinta ee ka socda Boosaaso sida Mashruuca Horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, Xaaladda Abaaraha iyo Xaalada Saax-Maygaag iyo Sangejabiye.