Waxaa maalintii labaad go’an khadka Internetka ee magaalada Muqdisho, tan oo sababtey khasaaro baxaad leh oo dhaqaale iyo xiriirkii bulshada…
Arabacadii waxaa soo dhamaadey wejigii labaad ee shirka Dhuusamareeb, kaas oo qaatey muddo lix maalmood ah in gorodda la iskula…
Waxaa la galay maalintii shanaad ee Madaxda Dowaldda Federaalka ee Jamhuuriyada iyo madaxda Dowlad goboleedyadu leeyihiin shirar caalwaa iyo gacmo…
Puntland oo kaashaneysa hay’ada Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa hirgeliyey barnaamijka waxbarashada ee ardayda iyagoo guryahooda jooga ku qaadanaya casharada…
Somaliland waxay ka soo baxdey dagaalo sokeeye ka hor shirkii Boorame ee dib loogu doortey Maxamed Ibrahim Cigaal rabbi ha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu tago magaalada Dhuusamreeb ee…
Wasiirka Waxbarashada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa sidii lagu yiqiinay markale bilaabay olole uu ugu hanjabayo Waxbarashada…
Waxaa habeenkii Isniinta ee 13 Luuliyo, xilli danbe soo baxay War murtiyeed ay soo saareen Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug,…
Maalmihii u danbeeyey waxaa socdey qorshe la isugu soo dhaweynaayo dhinacyada siyaasaddaa Soomaaliya, taas oo ay garwadeen ka ahayd Xafiiska…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ibraahim (Yareey) oo la magacaabey sanadkii 2015, ayaa muddo badan ku cel-celisey in dalka…
Dowladda Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la baxday Nabad iyo Nolol ayaa ku guuleysatay in ay abuurto xiisad cusub oo siyaasadeed…
Inkasta oo uu shirkii Djibouti xaalado iyo qodobbo adag ka gudbay oo la isla qaatay markii hore, haddana haddii sidan…