Warbaahinta Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degmada Walaweyn ee Shabeelada Hoose lagu soo qabtay mid kamid ah…
Kulan ay yeesheen odayaasha beelaha gobalka Hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka ayaa laga soo saaray qodobo uu…
Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Jimcihii shaacisay in Madaxweynaha wakhtigiisa sii dhamaanayo ee Donald Trump uu amar ku bixiyey in…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in xiriir rasmi ah oo dhexmara Sacuudiga iyo Israel ay ku xirantahay…
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka gobolka Karkaar oo galabta shir jaraaid ku qabtay magaalada Qardho, ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka…
Maalinimada Isniinta ah ayaa lagu wadaa in maxkamada gobalka Maryland ee dalka Maraykanka lasoo taago Qareen u dhashay Maraykanka oo…
Sirdoonka Israel ayaa Khamiistii digniin u diray shacabkooda ku sugan dalal kala duwan iyagoo sheegay inay jirto khatar uga imaan…
Hal askari oo ka tirsan ciidamada Turkida ayaa ku dhintay iska horimaad Khamiistii ku dhexmaray waqooyiga Siiriya Ciidamada Turkida iyo…
Dowlada France oo dhawaan sheegtay inay soo rogtay sharuuc looga hortagayo waxay ugu yeertay Muslimiinta Gooni-u-goosadka ah, ayaa sheegay inay…
Xafiiska Xalka Waare oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey’adaha Federaalka ah, Maamul Goboleedyada…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa Khamiistii ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Turkiga, Mudane Mehmet Yilmaz.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas…