Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb…
Ilaa 10 qof ayaa ku dhintay shaqaaqo galabta ka dhacday Xabsi dhexe ee caasimadda Muqdisho. Ciidamada ammaanka ayaa ku guuleystay…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta magacaabay taliyaha cusub ee ilaalada madaxtooyada Puntland, kadib markii shalay hawgal ka…
Siihayaha xilka raysal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri…
Magaaladda Muqdisho waxaa ka furmay wajia labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbedelka cimilada Somaliya Shirkan oo uu soo qaban…
Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee Federaalka ayaa maanta shaaciyay inay diwaangeliyeen 10 Xisbi siyaasadeed oo Cusub. Guddigu waxay sheegeen inay…
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa saaka shaacisay magacyada ardayda ugu saraysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee dugsiyada sare ee Puntland, kaas…
Ciidamada amaanka ee Hong Kong oo hoostaga dowlada China ayaa xabsiga u taxaabay Maalqabeenka Jimmy LAI oo ah mulkiilaha Jaraa’idka…
Kooxo hubeysan ayaa wadanka Niger Axadii shalay ku dilay ugu yaraan lix qof oo u dhashay dalka France oo kamid…
Magaalada Beyruut ee caasimada Lubnaan ayey shalay iyo xalay markale ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata oo ay shacabka dhigayaan, kuwaasi…
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa ogolaaday in uu xabsiga kasii daayo 400 oo kamid dagaalyahanada ugu mayilka adag ee Talibanka…
Qaar kamid ah golaha wasiiradda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa si adag uga hadlay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacyo, taasi…