Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyeeyay geerida ku timid Jeneraalka Francis…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha…
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay…
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xassan Sheekh Maxaamuud ayaa ku casumey madaxda dowlad goboleedyada dalka in ay isugu yimaadaan shir…
Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa maanta si rasmi ah ula…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka…
Muqdisho, Abriil 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah…
Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta si rasmi ah xilka…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan…