Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo…
Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Drs. Fawziya Abiikar Nuur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha…
Madaxweynihii hore Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil wareejintii maanta markii u horreysey ka hadley ciidanka Soomaaliyeed ee mudada dheer…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar culus oo ku socdo Wasaaradda arrimaha…
Madaxweynaha cusub ee JFS, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegaya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Labada…
Qoraal ka soo baxay Xafiiska hantidhawrka guud ee Jamhuuriyadda federaalka oo ku socdey Rayslawasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga…
Madaxweynaha la doortey ee Jamhuuriyadda federaaliga ah Xassan Sheekh maxamuud ayaa kulankii saddexaad la qaatey Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Marka waxa ay ku soo qabteen Sarkaal la sheegay inuu…
Gudoonka Golaha aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya iyo Gudoonka golayaasha baarlamanada Dawlad gobolleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka…