Muqdisho, Feberaayo 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goob joog ka ahaa munaasabad ka dhacdey…
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in maaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeeyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud oo…
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgalladaka dhanka ah al-Shabaab oo ka socdo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada dalka Talyaaniga…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna kusimaha Wasiirka mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) ayaa gaaray magaalada Addis Ababa…
Madaxweynayaashi hore ee Jamhuuriyadda Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war-saxaafadeed wadajir ah soo saarey ayaa sheegay…
Kulanka wadajirka ah ee ay yeesheen xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa uu ku furmay 198-xildhibaan waxaana ajendaha…
Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka KMG oo muddo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan aan caadi…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb…
Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hosbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee…