Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxaa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha…
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka qeybta Galmudug ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay Horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab. Horjoogahan oo…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 10-sano oo xabdi ciidan ah ku riday Cabdisamad Ibraahim Cumar oo Muuqaal…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga wasiirka ayaa waxaa Garoonka…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194…
Hay’adaha Amaanka ee deggan Xerada Xalane ayaa digniino kasoo saaray qaraxyo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan magaalada Muqdisho…
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee…
Shir u dhaxeeya Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka socda Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Shirka…
Shir deg deg ah ayaa xerada Xalane ee magaalada Muqdisho uga bilowday Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad…