Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda Federaalka iyo kuwa gaarka ah.…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Guddiga doorashada gobolada waqooyi ee Garabka…
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey…
Kulan fogaan arag ah oo ay xalay yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka wakhtigiisa dhamaaday ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa kulan la yeeshay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaadanaya Guddiga maamulaya Doorashooyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi. Rooble…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ka hadlay khilaafka u dhexeeya guddiga doorashada xildhibaanada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markale ka…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Raysal Wasaaraha UK, Boris Johnson. Labada…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Xijaar ayaa safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada…