Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa gelibkii danbe ee Jimacada ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga…
Muqdisho – Dawladda Soomaaliya ayaa diiday dhexdhexaadintii Midowga Afrika ee ku saabsanaa heshiiskii is-afgaradka ahaa (MOU) ee ay Itoobiya iyo…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William J. Burns, ayaa maalintii shalay ee Arbacada booqasho aan la shaacin ku tagay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.…
Shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ee ka socday Kampala oo maalintii 3-aad galay ayuu shirka ahaa heerka wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka dhexdhexaadka…
Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maasiyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka…
Qarax weyn ayaa maanta oo Salaasa ah ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xarunta Gobolka Banaadir.…
Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa eedeyn u jeedisey hay’adda sirdoonka ee NISA kadib markii ay khal-khal gelisey ganacsigeeda sida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25-aad…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula…