Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Masar magaalada caasimadda ah…
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo…
Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo diray Guddi qiimeynaya Cududa iyo awoodda ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u yeelan karaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Sheekha Al Azhar Dr. Axmed Altayib oo uga…
Kala qeybsanaan xoog leh ayaa soo kala dhex gashay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal,xubno kamid ah Guddiga ayaana kasoo horjeestay habraacii…
Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho Maxamed Abuukar Afrax ayaa lagu dilay Qarax Miino oo lala beegsaday duhurnimadii maanta.…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ( FEIT ) ayaa soo saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xaflad u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed iyo Xubnaha loo…
Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacawday Boqortooyada Sacuudiga ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa loogu baaqay Dowlad Goboleedyada aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan…
Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saaray shir sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho.…