Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta horgeeyey…
Raysal Wasaare Xamse Oo Dowladda Sacuudiga Uga Mahadceliyey Garab-istaagga Madaxbanaanida Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya,…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey…
MD Xasan: “Waxan uga mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed siday uga dhiidhiyeen xadgudubka Itoobiya”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha…
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa war ka soo saaray rabshadihii shalay ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho. Xiriirka Kubadda Cagta ayaa…
Raysal wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD,…
Madaxweynaha dalka Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday in dalkiisu taageerayo Soomaaliya, iyadoo uu taaganyahay khilaafka ka dhashay heshiiska…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ)…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan…
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir…