Qoraalka ay soo saareen Midowga Murashaxiinta ayaa lagu xusay heshiiska Qarsoodiga ah oo ay Xukuumada Federaalka Dooneyso inay la gasho…
Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha hoose. Rooble iyo…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Liibaan Aden Yarow,…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo…
Qoraal kasoo baxay Guddiga ay dowlada Federaalka u magacowday doorashooyinka ayaa sheegay in codsi uga yimid Galmudug dib loogu dhigay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Suxufi Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa soo dhaweyn u sameeyey wafdi ka socda xukuumada Federaalka oo uu hogaaminayo Raysalwasaare Kuxigeenka…