Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu…
Shirkii 38aad ee IGAD ayaa warmurtiyeedkii maanta laga soo saaray looga hadlay arrimaha khilaafaadka ka taagan doorashada Soomaaliya, iyadoo urur…
Shirka 38aad ee IGAD oo maanta ka furmay magaalada Jabuuti ayaa waxaa furitaankiisii khudbad kasoo jeediyey Guddoomiyaha Komishinka Midowga Afrika…
Shirka aan caadiga ahayn ee urur gobaleedka IGAD uga furmay magaalada Jabuuti ayaa waxaa laga soo saarayo baaqyo ku aadan…
Tartanka kubada cagta ee koobka Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho. Ciyaarta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Kaaraan iyo Cabdi-Casiis ee…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf…
Wafdi uu hogaaminayo Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Qoor-qoor ayaa…