Dowlada Soomaaliya ayaa maanta tababar usoo xirtay saraakiil ciidan oo isugu jirey leyli sarkaal, saraakiil xigeen iyo ururo ka tirsan…
Madaxweynihii hore ee Puntland horeyna u soo noqdey Raysalwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa ka hadley shirkii maalintii Arbacada…
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday…
Habeenkii xalay waxaa Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad goboleedyadu ay saxiixeen heshiis ka kooban dhawr qodob oo ay…
WAR-MURTIYEEDShir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee…
Kadib shan maalmood oo wada hadal ah, iyada oo uu furman waayey shirka guud ee lahaa borotkoolka, oo wada hadalku…
Waxaa la galay maalintii shanaad ee Madaxda Dowaldda Federaalka ee Jamhuuriyada iyo madaxda Dowlad goboleedyadu leeyihiin shirar caalwaa iyo gacmo…
Raisul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa amray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya inay si deg deg ah u bixiso…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Baraha Bulsahda uu…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlay fatahaada wabiga Shabeele ayaa ku baaqay in si wadajir ah…
10 Qof ayaa laga soo badbaadiyay Guri ka kooban saddex dabaq oo ku yaala xaafadda Raqayga ee Degmada Xamar Weyne,…
Boqor Burhan Boqor Muuse oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ka hadlay shirarka dhuusamareeb ee Madaxweynayaasha dowlada…