Maareeyihii guud ee hay’adda isgaarsiinta Soomaaliya, Cabdi Shiikh Axmed ayaa iska casilay xilkaas, sida uu ku cadeeyey warqad uu soo…
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu soo saaray amar ku saabsan in cid walba oo dalka ka…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u joojisay shaqadii garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne. Wafdi uu…
Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Yarey) Guddoomiyaha Guddiga Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta gaartey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Booqashada Xaliima Yareey ayaa…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa subaxnimadii hore ee khamiista ka degey magalaada Garoowe ee xarunta Puntland. Raysalwasaaraha…
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Dacaayaad (Propagaanda-da) laga faafiyi Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020, kaasi…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 7 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa kasoo horjeestay qodobadii kasoo baxay shirkii wadatashiga maamul goboleedyada ee…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD. Shirkan oo ay madaxdu ay…
Raysalwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday naftii halige doonayay in uu isku qarxiyo colanyo…
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdillaahi Goodax Barre ayaa sheegay inuu soo dhamaaday xiriirka dhinaca waxbarashada ee kala dhexeeyay Puntland, kadib markii…