Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Cilmi Baarista Militariga / Amniga ee RUSI (The Royal United Services Institute).…
Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa soo saartay liiska kama dambeysta ah ee Shirkadaha ku guuleystay fulinta Adeegyada Xajka Sannadka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj…
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran. Shirka ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo…
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene ayaa sheegay in meeel gebogabo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay xaaladda amni ee dalka.…
War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo…
Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in…
Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo markale kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada Fatahaada wabiyada iyo roobabka mahiigaanka ah. Shirkii Xukuumada…