Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in si xoog ah ururka Alshabaab looga soo furtay Silvia Constanca Romano oo…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo…
Dad Shacab ah oo ku nool Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta gacanta ku dhigay nin dhalnyaroah oo looga…
Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maanta ka soo degtay Diyaard siday Meydka Alle ha u…
Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne, kaddib…
Haweenaydan oo u dhalatay dalka Talyaaniga ayaa ka shaqayn jirtay Arrimaha Sama-falka, Sanadkii 2018 ayaa laga afduubtay dalka Kenya, Mrs…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee…
Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa…
Diyaaraddii ku buburtey Berdaale ee nooceedu ahaa xamuulka ayaa la xaqiijiyey in ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan ay ku…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi warfaa ayaa sheegay in si habsami leh uu u…
Soomaaliya waxa ay guddoontay maalintii Khamiis ahayd (7 May) shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday…
Cabdiweli Colaad Qanyare (Gaatamow) Goolhayihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu dilay degmada Afgooye, isagoo ku jiray masaajid ku…