Sida ay baahisay Warbaahinta Gudaha Waxaa deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose qarax miino ah lagu weeraray kolanyo ciidan ah…
Masuuliyiin ka socday Wasaarada Maaliyadda Soomaaliya iyo wakiilo ka socday dalalka ku bahoobay Paris Club ayaa yeeshay kulan 10 saacadood…
Warbaahinta taageerta Xaradda Alshabaaba ayaa baahisay in xukun dil ah lagu fuliyay lix ruux oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen…
Wasaaradda Caafimaadka ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad oo loogu talagalay ka hortagga cudurka Coronavirus ku…
Cali Maxamed Caraale Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay go’aamo lagu xirayo goobaha barashada Diinta,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.18, March 30, 2020 kuna saabsan wareejin Sarkaal…
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha dowladda Puntland oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay kulan la…
Bayaan ka soo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in xanibay dhaqadhaqaaqa Xerada Milateriga Xalane ee Magaaladda Muqdisho, cudurka coronavirus awadii…
Koox Hubaysan ayaa Bartamaha magaaladda Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ku Dilay Sarkaal ka howlgalyay laanta cashuuraha ee Wasaaradda maaliyadda…
Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubaland oo waraysi gaar ah siinayay Warbaahinta ayaa si faahfaahsan u sharaxay xaalada…