Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si toos ah markii ugu horaysay uga hadashay hanjabaadii ay Hay’ada NISA u jeedisay weriye…
Shan xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Saacadihii lasoo dhaafay degaanka…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo horay u…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, horana usoo noqday wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amnigga DFS ayaa war saxaafadeed ka…
Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor-timid qorshe la doonayo in garoonka ciyaaraha ee Stadium…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Federalka ayaa sheegtay in laga helay gudaha Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka dunidda ku…
Maamulka gobolka shabeelaha hoose ee maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in la soo qabtay dad lagu tuhmayo kufsi loo gaystay…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide oo maanta yeeshay kulanka dhanka internet-ka ah…
Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya…
Ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa maanta toogasho ku dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab Sida…