Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii todobaadla ahaa ku eesha caasimada Muqdisho Golaha ayaa meel-mariyay Hindise…
Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsigga Puntland, Boqorka iyo waftigiisa ayaa si…
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle Wasiirka Maaliyadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaaa soo dhaweeyay war xalay kasoo baxay Hay’ada Lacagta…
Waxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo…
Ururka alshabaab ayaa guryahooda kala baxay kadibna dilay saddex masuul oo ka tirsan maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gado ee…
Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Magaalada Muqdisho Safiirka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maalintii shalay ee Isniinta kulan ka yeshay xaaladda Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qaybgalay ergayga…
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala…
Galabta 24-ka Feberaayo 2020, ayaa ciidanka Mareykanka ee AFRICOM waxay duqeyn cirka ah ku qaadeen fariisimaha ururka Al-Shabaab ee degmada…
Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali…
Ciidanka Mareykan ee taliska fadhigiisa Afrika (AFRICOM) ayaa cirka ka duqeeyey fariisimo ururka Al-shabaab ku leeyahay meel u dhaw magaalada…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’ada Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah {MOU} kaas…