Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimoqraadiyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa si la yaableh uga falceliyey booqashadii…
Hay’adaha ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliyeed ee gacanta ku haya baaritaankii weerarkii koox ka tirsan argagixisada al-Shabaab ay ka geysteen…
Dagaal culus ayaa subaxnimadii Sabtida ka dhacay deegaanka Busleey oo ku dhaw Dhanaane gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo khasaare culus lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta mar kale khudbad dheer oo qaadatey 44 daqiiqo ka jeediyey…
Waxaa maanta oo Jimce ah gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wefdi uu hoggaaminaayo Madaxweynihii Dowladdii kumeel-gaarka ahayd Shariif Sheekh…
Warbaahinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ee jimacada baahisey muqaalo la isu geeyey oo ay duubeen kaamarooyinka loo yaqaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed,…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuryadda Federaaliga ah ayaa maalinta Sabtida ah soo geba gebeynaaya cutubka afaraad ee dasturka federaalka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) u…