Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka…
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sida iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu dilay 39 horjooge oo ka tirsan Alshabaab, kaasi…
In ka badan toddobaatan xildhibaan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ayaa…
Ku simaha xilka wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa lagu eedeeyey in uu si khaldan u isticmaalayo…
Weerarkii Hotelka ku yaala aaga Madaxtooyada ee SYL ayaa kiciyey xasaasiyad aad u weyn, kadib markii muddo dheer dowladdu sheegeysey…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Kuxigeenka cusub…
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar…
Habeenimadii xalay ayaa koox ka tirsan al-Shabaab weerar ku qaadeen mid kamid ah Hoteelada aadka ugu dhaw madaxtooyada Soomaaliya kaas…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, oo shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi…