Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay telefishinka Aljazeera ee Dalka Qatar laga leeyahay, ayaa ka hadlay ka dowlad…
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta sheegtay inay $5 bilyan ku shubeyso Bankiga Dhexe ee Turkey, taasi oo taageero xooggan u…
Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in cadeymo laga helay xarunta la socodka kalluumeysiga ay muujinayaan in maraakiib badan oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista Mashruuca…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa Dooxa kaga qeyb-galaya Shirka…
Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal culus oo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Howlgalkaan waxaa hoggaaminayay…
Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda, kaas oo todobaadkaan diiradda lagu…