Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay askari Nin shacabka ah ku dilay degmada Xamarweyne ee…
Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir muhiim…
Magaalada Muqdisho waxaa la geeyey dad badan oo dhaawacyo halis ahi ay ka soo gaareen qaraxyo shalay ka dhacay magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo maalmihii…
Ciidanka booliska saldhigga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo hubaysan. Ragan hubeysnaa ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Wasiirrada Maaliyadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada…
Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka xoogga dalka ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Afhayeenka wasaaradda…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo…
Wasaaradda Caafimaadka iyo dareyeelka Bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay heshay Digniino Caalami ah oo ku aaddan…