Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay mowqifkeeda ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Shir Jaraa’id uu magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga tacsiyeysey Dowladda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ayaa meel-mariyay Sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka kaas oo ay horay usoo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay…
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa munaasabad ka dhacday Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraaal Kaahiye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey…
Maxkmada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda.…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda dalalka dariska la ah ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho uu ku soo dhaweeyey Madaxweynayqasha Jabuuti iyo Kenya Ismaaciil Cumar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta ku soo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka oo xalay shir aan caadi ahayn ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay laba Hindise…