Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa,…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Al-Shabaab ee aagga deegaanka…
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Howlgal ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday Koox lagu eedeeyay in ay ka wada shaqeeyeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 90 ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay…
Habeenimadii xalay waxaa baraha bulshada lagu faafiyey qoraal dheer oo la sheegay in uu ka soo baxay guddoomiyaha golaha shacabka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo Wefdiga uu Hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada…
Maxkamadda drajada kowaad ee ciidamada sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Cabdulle Nuur Abkow (Biyamaalow) oo ku…
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeyb galay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku…