Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ku eedeysay shirkadda shidaal baarista ee Genel Energy ee laga leeyahay UK,…
Waxaa maanta hakad ku jira duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa soo saartay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharraxiinta Dowlad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan caasimadda dalka ee Muqdisho halkaas…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaciyay in dhowaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ay ka bilaaban…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharafeed ah ugu sameeyay magaalada Muqdisho…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta oo isniin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda ka…
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay ka xun tahay dagaalka saaka ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Qoraal ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay Al-Shabaab kala wareegeen…
Diyaarad siday Cutubkii ugu horeeyey oo kamid ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu Tababaray dalka Eritrea, ayaa soo gaaray…