Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho uga digay suurtagalnimada weeraro ay xilligan Al-Shabaab ka gaysan karaan magaalada.…
Dowladda Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay laba nin oo ay sheegtay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. Afhayeenka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in dhammaan ciidamada haatan ku sugan dalka Eritrea ee tababarka loogu…
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa,…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Al-Shabaab ee aagga deegaanka…
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Howlgal ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday Koox lagu eedeeyay in ay ka wada shaqeeyeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 90 ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay…
Habeenimadii xalay waxaa baraha bulshada lagu faafiyey qoraal dheer oo la sheegay in uu ka soo baxay guddoomiyaha golaha shacabka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay…