Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse…
Warsaxafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ilaa iyo 49 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay Agaasimeyaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay, tan Caalamiga…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto Warbixinta uu maanta soo saaray xafiiska Hanti dhowraha Qaranka.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub…
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo bandhigay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2021. Warbixinnada ayaa lagu xusay xog muhiim ah…
Dabley hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmadda Wadajir ku dilay Marxuum Maxamed Xuseen Sabriye Guuleyste. Marxuumka la dilay ayaa…
Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo sanid waliba 21 Novermber la xuso, ayaa munaasabad lagu xusayey lagu qabtay Magaalada Muqdisho, taas…
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada kasoo muuqday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Masuuliyiinta cusub ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta…